Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Shir kaan oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda deegaanka iyo isbedelka Cimilada XFS kaas oo looga hadlaayey shuruucda iyo siyaasadaha ilaalinta degaanka ayaa Muqdisho lagu soo gabagabeyey .waxana shirka ka qeebgalay Masuuliyiin kala duwan oo isku jurta Xildhibaano,wasiiro ka tirsan Dowlada Somalia iyo marti sharaf kale.
Wasiir dowlaha wasaradda degaanka iyo Isbadalka Cimilada XFS Ahmed Cumar Mohamed ayaa ka warbixiya u u jeedadi shirka laga laha intii soo socday.
Sacdiyo Abdulkadir Yusuf ayaa soo jeedinaysa.