Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Kulanka waxaa ka qeyb galay wasaaradaha Qorsheynta ee dowlad-goboleedyada dalka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta XFS, Mudane Maxamed Xasan Shire.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo mideyn lahaa qorshayaasha hay’adaha dowladda si kor loogu qaado fulinta siyaasadaha horumarineed ee qaranka. Waxaa si gaar ah loo eegay isku xirka qorshayaasha heer federaal iyo heer dowlad-goboleed.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor