Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Waxaa magaalada Dhuusamareeb lagu qabtay Kulankan wadatashiga ah oo ay soo qaban qaabisay hay’adda naafada qaranka ayaa looga hadlayey sharciga xuquuqda dadka baahiyaha gaarka ah qaba.
Waxaana ka qeybgalay masuuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug, xubno ka socday ururada bulshada rayidka ah iyo qaar ka mid ah dadka baahiyaha gaar ah qaba ee ku nool magalaada Dhuusamareeb.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali