Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka furay shir wadatashiga abuurka beeraha oo ay isugu yimaadeen daneeyayaasha arrimaha beeraha dalka sida: iskaashatooyinka beeralayda, xubno ka socday Maamul goboleedyada iyo masuuliyin kale.
Warkaan waxaa soo jeedineysa: Hamdi Diriye Ali