Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka jubaland ayaa magaalada Kismaanyo ee caasimadda Maamulkaas waxaa ay ku qabatay shirka billaha ah ee xaaladaha gargaarka bini’aadannimada ee deegaannada Jubaland oo ay ka qayb-galaan hay’adaha kala duwan ee howl-gala jubaland iyo wasaaradaha bah wadaagta la ah wasaaradda gargaarka.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali