Shir looga hadlayay dardargelinta nabada oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho .

0
46

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Gobolka Banaadir Mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed ayaa gudoomiyay shir gaar ah oo looga hadlayay dardargalinta sugida Amniga Caasimadda iyo xoojinta isku xirka wada shaqeynta Laamaha Amniga iyo Bulshada.

Shirkaan oo ay kasoo qeybgaleen gudoomiyasha degmooyinka iyo deeganada Gobolka Banaadir waxaa goobjoog ka ahaayeen Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir G/sare Macalin Mahdi iyo laamaha kale ee Amniga magaalada Muqdisho.

Warkan waxaa soo jeedineysa: Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here