Shir looga hadlayay dib u dajinta barakacayasha oo lagu qabtay magalada Kismaayo.

0
64

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda Qaqootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay shir looga hadlayay sidii dib u dajin loogu sameyn lahaa barakacayasha ku nool gudaha magaalada islamarkana loo geyn lahaa deegaanka Luglow oo laga dhisay 138 guri.

Shirka ayaa waxaa ka qeybgalay Hay,adaha ka shaqeya arimaha barakacayaasha iyo masuuliyiin kamid ah maamulka Jubbaland.

Warbixintan waxaa faah faahinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here