Shir looga hadlayay dib u dhiska buundada Baardheere oo lagu qabtay degmadaas

0
34

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Qaybaha kala duwan ee bulshada degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ka qayb-galay shirkan oo looga hadlayay sidii dib loogu dhisi lahaa buundada Baardheere oo guud ahaanba duntay sanadkii hore.

Guddiga dib u dhiska buundada Baardheere ayaa soo qaban qaabiyay kulankan.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here