Shir looga hadlayay hormarinta Amniga oo lagu qabtay Baydhabo

0
34

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Amniga Gudaha Dowlada KGS Maxamed Yuusuf Axmed ayaa shir gudoominayey shirka Laamaha Amaanka ay ku yeesheen Degmada Baydhabo ee xarunta gobalka bay.

Waxaana shirka looga hadlayay arrimaha ammaanka ee Magalaaada Baydhabo, waxaa wada yeeshey saraakiisha laamaha Ammaanka ee ciidamada booliska soomaaliyeed
Garahan kuwa ka howlgasha magalada Baydhabo iyo deeganadda hoosyimada.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here