Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa lagu qabtay shir muhiim ah oo diiradda lagu saarayay horumarinta adeegyada biyaha nadiifka ah iyo nadaafadda guud ee bulshada.
Shirka ayaa waxaa ka soo qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, hay’adaha samafalka, ururrada bulshada rayidka ah, iyo khubaro ku takhasusay arrimaha deegaanka iyo biyaha.
Warkan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf