Shir looga hadlayay hormarinta wadooyinka dalka oo Muqdisho ka furmay.

0
104

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Howlaha guud ee XFS ayaa Muqdisho ka furtay shir looga hadlaayo horumarinta wadooyinka dalka.Waxana shirka ka qeebagalay masuuliyiin ka socodaya wasarada howlaha guud ee dowladda gobleedyada dalka iyo wasiirka wasarada howlaha guud ee XFS .

Wasiirka wasarada howlaha guud ee XFS Cabdisalan Abdi dhay ayaa sheegey in loo bahanyaha in si wada jir ah loo hormariyo dhismaha waddooyinka dalka .

Warkan waxaa soo jeedineysa.Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here