Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madaxweyne Ku-xigeenka labaad ee maamulka Jubbaland Cabduqaadir xaaji Maxamuud ayaa magaalada Kismaayo ka daah-furay shirka sare uqadida tacbashada Beeraha.
Shirka oo ay soo agaasintay wasaaradda Beeraha iyo waraabka maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka qeeybagalay xubno ka tirsan Dowlad dhaxe iyo wasiirada Beeraha maamuladda Hirshabeelle iyo Galmudug.
Warka waxaa soo jeedinaysa:Sadio Abdulkhadir Yusuf