Shir looga hadlayay hormarinta waxbarashada dalka oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

0
100

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirka wadatashiga horumarinta iyo qorsheynta waxbarashada dalka ayaa lagu soo gebagebeeyay magaalada Jowhar, caasimadda dowlad-goboleedka Hirshabeelle.

Shirkan ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa tayada waxbarashada, loo kordhin lahaa helitaanka adeegyada waxbarasho ee carruurta iyo dhallinyarada, isla markaana loo dardar gelin lahaa qorshayaasha qaranka ee lagu horumarinayo waxbarashada mustaqbalka dalka.

Waxaa soo jeedineya: Sacdiya Abdulkaadir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here