Shir looga hadlayay horumarinta beeraha oo lagu qabtay Dhuusamareeb.

0
53

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Shirkaan oo ahaa mid looga hadlayay horumarinta iyo wax kaqabashada baahiyaha beeraha ayna sooqaban qaabisay wasaarada beeraha iyo waraabka galmudug tan xukuumada fadaraalka Soomaaliya
Qaybna ay ka.ahaayeen kuwa maamulka goboledyada dalka ayaa lagu qabatay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka galmudug

Kulanka ayaa diirada lagu saaray xog uruurin iyo wax kaqabashada wax soosaarka beeraha iyadoo Wasaarada beeraha iyo waraabka dowladda fadaraalka Soomaaliya wado qorshayaal wax looga qabanayo kor uqaadida wax soosaarka dalka ayaa waxaa kulanka ka hadlay Wasiirka Wasaaradda beeraha iyo waraabka xukuumada fadaraalka Soomaaliya maxamad cabdi xayir maareeye isagoona kahadlay sida ay ugu diyaar San yihiin wax kaqabashada baahiya beeraha dalka kajira.

Warkan waxaa faah faahinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here