Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirkan oo lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka waxaa looga hadlayay sidii loo horumarin lahaa biyaha soomaaliya waxaana soo qaban qaabisay wasaaradda Tamarta iyo khayraadka biyaha XFS.
Shirkan waxaa ka qayb-galay khubaro ku xeel dheer arrimaha biyaha waxaana inta uu socday lagu soo bandhigay cilmibaarisyo iyo talooyin ku saabsan horumarinta biyaha.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali