Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Shirkan oo looga hadlayay horumarinta Ganacsiga ee deegaannada Mamaulka Khaatumo waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda Ganacsiga ee ee SSC Khaatumo, waxaana ka qayb-galay Ganacstada iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada maamulkaas.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali