Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo gabagabeeysay kulanka qadatshiga istiraatiijiyadda hay’adda dhowrista xogta ee shanta sano ee soo socota,
Kulanka oo ay ka qeybgaleen masuulunta dowladda ,bankiyada dalka iyo bulshada rayidka ayaa diirada lagu saaray ilaalinta , wacgelinta bulshada iyo wada shaqeynta hay,adaha maxaliga ah iyo kuwa caalamiga ah.
Waxaa soo jeedineysa: Hamdi Dirie Ali.