Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaarada Cadaaladda iyo dastuurka XFs ayaa Muqdisho ku qabatay shir looga hadlay ilaalinta xuquuqda carruurta iyo sidii ay caddaalad ku heli lahaayeen wxaana shirkan oo 3-dii biloodba mar la qabto kasoo qeybgalay masuuliyinka tirsan wasaaraddacadaalada iyo gobolkaBanaadir.
Warkan waxaa soo jeedinaysa;-Xamdi Diiriye Cali.