Shir looga hadlayay Isku xirka bulshada oo lagu qabtay Mugdisho.

0
29

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa guddoomiyay kulan looga hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda, isku xirka bulshada iyo u diyaar garowga Doorashooyin ka qabsoonta Magaalada Muqdisho.

Kulanka oo uu goobjoog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa warbixin loogu dhageystay masuulinta kulanka kasoo qeybgalay.

waxaana inoo soo jeedinaya:Hamdo Dirie

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here