Shir looga hadlayay maamul daadejinta oo lagu soo gabagabeeyay Garoowe

0
116

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Garoowe ayaa lagu soo gabagabeeyay shirkaan oo ujeedadiisu eheed tababaridda iyo wada xaajoodka dhexmara Wasaaradaha iyo dowladaha hoose ee Puntland kaasi oo inta uu slcday looga hadlay arimaha maamul baahinta gaar ahaaan awoodaha maaliyadeed , adeeg bixinta , isla xisaabtanka iyo awoodsiinta dowladaha hoose.

Shirkan inta uu socday ayaa waxaa ka qeybgalay masuuliyiin ka socday degmooooyinka Puntland iyo madax kamid ah Wasaaraddaha maamulkaasi.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here