Shir looga hadlayay nabadda oo lagu qabtay Garoowe

0
33

Dhuusamaree (Radio Daar-Dheer)-Shir Sanadeedka 2aad Ee Nabada Soomaaliya ayaa lagu qabto magalada Garoowe Casimada dowlad goboleedka Puntland waxaana ka soo qeyb galey Aqoonyahano, Saxafiyiin ,Madax ka tirsan Puntland, xubno ka socdey IGAD ,Siyaasiin iyo Quburo wax ka qora Arimaha Nabadda.

Shirka inta uu socdo ayaa diirada lagu saari doono Muhiimada Nabada ay leedahay iyo wada shaqeynta bulshada qeybahooda kala duwan iyo warbahinta dalka si looga hadlo arrrimaha nabadda la xiriira.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here