Shir looga hadlayay nidaamka digniinaha Hore ee Khataraha Soomaliya oo Mugdisho lagusoo xiray.

0
54

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo gabagabeeyay shirkii ugu horreeyay ee lagu dhisayo Madasha Isku-xirka Nidaamyada Digniinaha Hore ee Khatarta Badan ee Soomaaliya, kaas oo socday muddo Shan maalmood ah.

Shirkan muhiimka ah oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), ayaa waxaa ka soo qayb galay hay’adaha dowladda, ururrada caalamiga ah, iyo daneeyayaasha ka shaqeeya digniinta hore iyo maareynta musiibooyinka.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here