Shir looga hadlayay qiimeynta miisaaniyadda Dowladda oo lagu qabtay Mugdisho.

0
49

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Machadka HESPI ee dhaqaalaha oo kaashanaya Wasaaradda Maaliyadda XFS oo Muqdisho ku qabtay shir looga hadlay qiimeynta miisaaniyadda Dowladda,

Shirkan waxaa ka qeybagalay masuulin ka tirsan dowlada, qubarodhaqaale iyo hay,adaha dowladda ee arraiamaha dhaqaalaha dalka ayaa looga dooday sida ugu wanaagsna ee loo maareyn karo miisaniyadda dalka.

Warkan waxaa faah faahinaysa:Hamdi Dirie Ali

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here