Shir looga hadlayay Sharciyada Caruurta oo lagu qabtay Dhuusamareeb

0
89

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirkan oo looga hadlayay Sharciga Caruurta ee Galmudug waxaa soo qaban-qaabisay wasaaradda Haweenka iyo xuquuqda Aadanaha Galmudug, waxaana kasoo qayb-galay Masuuliyiin ka socday qaar kamid ah wasaaradaha Galmudug sida Warfaafinta, Cadaaladda, Diinta iyo Awqaafta iyo Waxbarashada.

Masuuliyiinta ayaana kulanka oo wada tashi ahaa ku biiriyay aragtidooda sharciga Caruurta Galmudug oo sida goontalaga shegay Dhowaan Baarlamaanka la horgayn doono.

Warbixintan waxaa inoo soo jeedinaya-Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here