Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shir latashiga qurbo joogta Soomaliyeed ee ku adan dib eegista dastuurka Soomaaliya ay laga daahfuray Magaalada Nairobi ee dalka kenya waxaa ka qayb galay kulan wasiirka wasarsda cadalada iyo arimaha Dastuurka XFS odayaal Ganacsato iyo dhdalinyaro.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed