Shir looga hadlayay Wax-ka-bedelka dastuurka oo mudisho lagu soo xiray.

0
62

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa soo xiray qeybta Shirka latashiga Ururada Haweenka ee ku saabsan Wax-ka-bedelka dastuurka.
shirka ayaa diirada lagu saaray qodobada ay codsanayaan Haweenka soomaaliyeed in laga badao dastuurka dalka.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdulahi Abdulqadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here