shir looga hadlayay xaalada barakacyaasha oo Dhuusamareeb lagu qabtay.

0
116

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa Dhuusamareeb ku qabtay kulamo Wadatashiga ee Bulshada Dowlaadda Galmudug
Waxana kulan ka goob jooga aha wasiirka wasaradda Deeganka iyo isbedelka Cimilada Cimilada galmudug, wasiiro ka socday waarasada arrimaha bulshada iyo xuquuqul insaanka .waxana kulanka diiradda lagu saraya sidi wax laga qaban laha xalada Barakacayaasha iyo dib u dajinta .

Warkan waxaa faah faahineysa:Sadio Abdulkhadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here