Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda arrimaha gudaha Hirshabeelle ayaa Magaalada Jowhar kusoo gaba-gabeesay shirka wadatashiga hogaamiyaasha degaanka kaasi oo looga hadlayay xalinta khilaafaadka bulshada.
waxaa ka qeybgalay shirka Odayaal,waxgarad ,masuuliyiin kamid maamulka Hirshabeelle iyo bulshada qeyba kala duwan.
Sacdio Abdulkadir Yusuf ayaa faah faahinaysa.