Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo lagu qabtay Gaalkacyo.

0
9

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Amniga Galmudug, Mudane Aadan Warsame Cilmi (Deeq Gargareeto), ayaa shir gudoomiyay shirka amniga ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo kulankani yahay mid muhiim u ah xoojinta wada shaqeynta hay’adaha amniga iyo maamulka deegaanka, si loo xaqiijiyo amni waara oo ka hirgala guud ahaan gobolka Mudug,

Shirka Amniga ayaa waxaa ka qeyb galay Maamulka gobolka Mudug, kan degmada Gaalkacyo, saraakiil ka tirsan ciidamada isku dhafka.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here