Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug oo ay Wehlinayaan Wasiiro iyo xildhibaano ka Tirsan Dowaladda gobaleedka Galmudug ayaa magaalada Caabudwaaq ee gobolka galgaduud kaga Qayb Galay Shir looga Hadlaayo Dib uheshiisiinta beelaha iyo Nabad kuwada Noolaashaha Bulshada.
shirka waxaa sooqabqaabiya culumo owdiinka degmada Caabudwaaq Waxana shirka inta badan diiradda lagu saaray sidii beelaha walaalaha ee Deegaanadda Galmudug dib uhesheeshiin lagu sameen lahaa iyo kashaqeenta nabad galyada deeganadda Galmudug.
Warkan waxaa soo jeedinaysa Sacdiyo Abdulkadir Yusuf