Shir looga hadlayeey Qorsheynta Horumarinta Dhaqaalaha Galmudug oo lagu qabtay degmada Hobyo

0
7

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Galmudug oo kaashaneysa Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-Heshiisiinta ayaa kulan wadatashi ah kula qabatay degmada Hobyo ee gobolka mudug kaas oo diiradda lagu saaray diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Galmudug 2026–2030.

Kulanka oo ay ka soo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa waxaa dahfuray Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Mudane Cabdullaahi Cumar Aadan isaga oo xusay in kulan qeeb ka yaha qorshaha Isbedalka Galmudug ee Shanta sano ee soo socota.

Warkan waxaa faah faahinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here