Shir looga hadlayey hormarinta Cadaaladda oo Muqdisho ka furmay

0
40

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha dastuurka XFS iyo Wasaaradaha dastuurka dowlad goboleedyada ayaa magalada Muqdisho ee casimada dalka waxa uga furmay shirka dib u geesta dastuurka dalka si loo hormariyo Caddaalada iyo arrimaha dastuurka dalka ,waxa shirka goob joog aha
Wasaaradda dastuurka dowlad goboleedyadda dalka iyo masuuliin ka tirsan wasaradda Caddaalada iyo arrimaha dastuurka dalka.
Shirka ayaa diradda lagu sarayay Sidii loo hormarinta laha arrimaha dastuurka dalka.

waxaana inoo soo jeedinaya:Sacdia Abdulqaadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here