Shir looga hadlayey horumarinta Haweenka oo Baydhabo laga furay

0
42

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Haweenka Koonfur Galbeed ayaa magalada Baydhabo ka daahfurtay shir looga hadlayey sharciyada la xiriira Haweenka iyo Amniga .Waxana shirka ka soo qeebgalay wasaradadaha wasarada la ah bahwadaagta sida wasarada caddaladda iyo garsoorka koofur galbeed, wasarada arrimaha gudaha koofur galbeed.

Waxaana shirka intiisa badan diiradda lagu saraya sidii loo dardargalin laha arrimaha la xiriira sharciyadda haweenka. wasiirka wasaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka koofur galbeed marwo Nasro shiiq xuseen ayaa ka warbixisa shirka iyo ujeedkiisa

Warkan waxaa akhrinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here