Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka wasaaradda Howlaha guud ee XFS oo Muqdisho ka daahfuray shirka guddiga hagidda mashruuca Nagaad ee horumarinta waddooyinka dhexmara magaalooyinka Somalia
Waxaana shirka kasooqeybgalay xubno ka socday maamul gobeleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir.
Warkan waxaa faah faahineysa:Hamdi Diriye Ali