Shir looga hadlayey ka hortaga Xaaladaha abaaraha oo lagu qabtay Garoowe

0
54

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxwayne ku xigeenka Dowlad ku xigeenka PPuntland Olyaas Cusmaan Ulagtoor, masuulisiin ka socota dowladda iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qayb galay shirkan oo looga hadlayay ka hortagga xaaladaha abaaraha si jawaab celin deg deg ah looga bixiyo xaaladaha degdegga ah.

Warkan waxaa faah faahinaya: Ahmed Mohamed Jama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here