Shir looga hadlayey Maalgashiga Beeraha dalka oo ka socda magaalada Muqdisho

0
53

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Shirweynaha caalamiga ah ee Maalgashiga Beeraha dalka oo maalmaan ka socday magaalada muqdisho waxaana ka soo qeyb galay hay’addaha caalamiga ah ee dowlada Soomaaliya ka tageera dhinaca horumarinta adeegyada la xariira tabcashada.

Wasiirka wasaaradda beeraha iyo waraabka XFS mudane Mohmed Xayir Mareeye oo ka hadlay shirkan ayaa sheegay in dowlada soomaaliya xooga saareyso kordhinta wax soo saarka dalagyada gudaha.

Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here