Shir looga hadlayey Nabada oo lagu qabtay degmada Matabaaan

0
65

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Gudoomiyaha degmada Matabaan ee dowlad goboleedka Hirshabbelle mudane Bashiir Abdirihman Shekeeye ayaa kulan la qaatay waxgaradka degmada waxaana ay kawda hadleen xoojinta amaanka degmada iyo degaanada hoostaga.
odayaasha dhaqanka ayaa balan qaaday mamaulka kala shaqeynayaan sugida amaanka waxaana ay fareen laama amaanka iney tilaabo ka qadaan dadka isbaarada dhigta matabaan iyo degaanada hoos yimaada.

Warkan Abdulahi Abdulkadir Nor ayaa faah faahinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here