Shir looga hadlayey nabadda gobolka Mudug oo oo war murtiyeed laga soo saaray.

0
57

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirka nabada beelaha gobolka mudug oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday ayaa ugu danbeyn laga soo saaray war-murtiyeed waxaana shirkaan goob joog ahay wasiirka wasaaradda Arimaha dibada soomaaliya Ahmed Macalin Fiqi wasiirka wasaaradda gadiidka iyo duulista hawada Xfs Marwo Fardowso Cusmaan Cigaal iyo xildhibaano ka tirsan labada aqal ee dalka iyo sidoo kale masuuliyiin ka socday maamulada Puntland iyo Galmudug.

Abdulahi Abdulkadir Nor ayaa faah faahinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here