Shir looga hadlayey Xeer Nidaamiga magaalooyinka koonfur galbeed oo lagu qabtay Baydhabo

0
46

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud Dowladda Koonfur galbeed Mudane Daahir Cabdi Cabdulaahi ayaa magaalada Baydhabo ka daahfuray Shirka wadatashiga iyo Ansixin Xeer-nidaamiyaha magaalooyinka KGS kaasoo socon doona mudo laba maalmood ah.

Shirka waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka wasaarada, Agaasimaha wasaaradaha Howlaha guud & Wasaarada Qorshaynta iyo masuuliyiin kale.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here