Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Arrimaha Guddaha maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ka furtay kulanka wadatashiga bulshada ee horumarka 5-ta sano ee soo socota.
Waxaana ka qeyb galay masuulinta arimaha gudaha gudomiyaha gobolka shabellaha dhexe madax ka socoto maamulka hirshabelle iyo odayaasha dhaqanka.
waxaa soo jeedinaya: Abdifitah Mohamed Ahmed