Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Shirkan oo looga hadlayey isku duba ridka arrimaha biyaha, nadaafada iyo fayadhowrka deeganada Galmudug ayaa lagu qabtay Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb.
Shirkan oo ay soo agaasintay Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha waxaana kasoo qeybgalay xubno ka socday wasaaradaha Galmudug iyo Hay’adaha bahwadaagta la ah ee ka shaqeeya biyaha.
Warkan waxaa faah faahinaysa Hamdi Dirie Ali