Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda XFS mohamuud aadan geesood ayaa ka qaybgalay Shir looga hadlayo dhismaha Dekedda Hobyo oo lagu qabtay magaalada Mugdisho,
Shirkan waxaa ka qeybagalay masuulin ka tirsan dowladda somaliya, maamulka Galmudug iyo maalgashadayaal.
Warkan waxaa soo jeedineysa:Xamdi Diriye Cali