Shir looga hadlayo Doorashooyinka iyo Dhaqaalaha dalka oo ka furmay Muqdisho

0
48

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ka ka furay shir wadatashi ah oo ay wada qaadanayaan Madaxdii Hore iyo siyaasiyiinta dalka, kaas oo lagu gorfaynayo arimaha doorashooyinka dalka, amniga, ganacsig iyo dib u eegista dastuurka.

Shirkan ayaa muhiim u ah sameynta go’aamada wadar oggolka ah ee ku salaysan siyaasadda dowladda Soomaaliya.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here