Shir looga hadlayo Hindise sharciyeedka Tacliinta sare ee dalka oo Muqdisho ka furmay

0
110

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiiru dowlaha Waxbarashada XFS ayaa Magaalada Muqdisho ka furtay Shir looga hadlayo Hindise sharciyeedka Tacliinta sare ee dalka oo socodoona muddo lab maalin ah.
Shirka oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Waxbarashada XFS waxaa qeybgalay masuuliyiin ka tirsan wasaaradda waxbarashada  guddiyada labada gole ee barlamanka, agaasimayaal , xubno ka socday maamul gobeleedyada iyo masuuliyin kale.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here