Shir looga hadlayo kor u qaadida xirfadda sharci qorayaasha Qaranka oo lagu qabtay Mugdisho.

0
84

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Xasan Macalin ayaa furay shir looga hadlayo horumarinta hab-raaca sharci qoridda iyo kor u qaadida xirfadda sharci qorayaasha Qaranka.

Shirkan oo ay soo qaban-qaabisay waaxda sharciyada iyo heshiisyada wasaaradda, waxaaa ka qeybgalay Sharci-qorayaal sare iyo khuburo ka tirsan waaxda sharciyada iyo heshiisyada,Sharci qorayaal ka tirsan madaxtooyada qaranka, labada aqal ee baarlamaanka JFS, xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, wasaaradaha cadaaladda, amniga iyo difaaca, iyo xafiiska garyaqaanka guud

Warkan waxaa faah faahineysa:Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here