Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Agaasimaha Gud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib U heshiisiinta Galmudug Cumar Cabdi Maxamed ayaa Dhuusamareeb ka furay shirka isku xirka iyo isku duwida Arrimaha Xasilinta ee Galmudug.
Shirkaan ayaa looga hadlayaa arrimaha Xasilinta waxaa kasoo qaybgalay xubno kasocda Hay’adaha Dowladda Galmudug iyo Ha’adaha ka shaqeeya arrimaha Xasilinta Wxaan si qoto dheer looga dooday wax yaabihii ka qobsoomay Qorshayaashi sandkan 2024 iyadoo lasoo bandhigay lagana dooday Qorshaha sanadka Soosocda ee 2025 ee Arrimaha Xasilinta Galmudug.
waxaa warkaan soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor