Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Masuuliyiin ka tirsan DFS ayaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug uga qeybgalay Shirweyne looga hadlayay Nabadda Galbeedka Gobolka Mudug.
Shirka ayaa waxa goob joog aha masuuliin ka socday labada badda gole ee Dowladda Federerka Somali, masuuliin ka socday mamulada galmudug iyo puntland, odayaasha dhaqanka labada beelood ,ururadda haweenka magaalada Galkacyo ee puntland iyo Galmudug iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa haysa Sacdiyo Cabdulqaadir Yuusuf