Guddoomiyaha gobolka Galgaduud Cilmi Cali Ganay ayaa ka hadlay dagaalada u qabaailka ee ka jira deeganaada Galmudug gaar ahaan gobolka Galgaduud
Gudoomiyaha gobolka oo wareysi siinayay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in Maalmaha soo socda magaalada Dhuusamareeb uu ka furmaya shir nabadeed oo lagu xalinayo dagaal beeleedkii ka dhacay inta u dhaxaysa magaalooyinka Cabudwaaq iyo Xeraale.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali