Shir wasaaradaha ciyaarahaha dalka iyo gobolka Banaadir kuyeesheen Muqdisho oo lasoo gaba gabeeyay

0
81
Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirkii 2aad ee wadatashiga wasaaraddaha dhallinyarada iyo Ciyaaraha heer Federaal, heer dowlad goboleed iyo gobolka Banaadir ayaa lagu soo gabogabeeyay Magaalada Muqdisho.
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dhalinyarada Ciyaaraha XFS Cabdiraxiin Warsame Diiriye ayaa Warbaahinta u aqriyey warmurtiyeedka ka soo baxay shirka.
Warbixintan waxaa inoo soo jeedineya-Abdullahi Abdulkadir Nur 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here