Shir weynaha teknoolojiyadda oo Muqdisho lagusoo gabagabeeynayey

0
85

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Wasiir Dowlaha Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknoolojiyadda XFS ayaa soo xiray shirweynaha 6-aad ee madasha xirfadleyda teknoolojiyadda
Shirkan oo labo maalmood uga socday Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa looga hadlayey dood cilmiyeed ku saabsan tiknolojiyadda, Cilmi baaris iyo xogaha dhinaca kaabayaasha Isgaarsiinta dalka

Warkan waxaa faah faahinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here